shiish
(m.l)1. (-shash, m.l) Kurtun yar, bir ah oo ka soo taagan dhuunta buntukha madaxeeda hore oo marka wax la nishaabayo iyada iyo fantax yar oo iyaduna buntukha meel dhexe oo hore kaga taal laysku abbaaro. 2. Nishaab; toog.
shiish
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-shay, -shtay)Wax nishaabid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shiish ↴
yeeg-bishiish [m.l] (-shyo, m.dh)
Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talaggalay, dhinac ku leh hal dhibic, dhinaca kalena lix dhibcood. ld shiish-biyeeg
banji-bishiish [m.l] (-shyo, m.dh)
Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac shan dhibcood ku leh, dhinaca kalena lix. ld biish-bishiish, shiish-bibanji, shiish-bibiish.
baqshiish [m.l]
Hanti yar oo qof adeegay farxin ahaan loo siiyo.
baqshiish [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-shay, -shtay)
Qof adeegay, farxin ahaan hanti yar siin.
baqshiishid [m.f.dh]
eeg baqshiish².
bashiishad [m.l]
1. Neef la rabay in la ogaado kolkuu dhalayo, oo cidla ku dhala. 2. Arrin aan sidii la rabay noqon oo aan lagu liibaanin. 3. ld bashiishasho.
bashiishasho [m.f.dh]
eeg bashiisho. ld bashiishad (3).
bashiishirad [m.l]
ld bashiishirasho.
bashiishirasho [m.f.dh]
eeg bashiishiro. ld bashiishirad.
bashiishiro [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-day, -tay)
Si sahlan u dhalid (nafley).