shiishid
(m.f.dh)

eeg shiish².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shiishid

baqshiishid [m.f.dh]
eeg baqshiish².

liishaan [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aamay, -aantay; -aami)
Wax shiishid.

shiish [m.l]
1. (-shash, m.l) Kurtun yar, bir ah oo ka soo taagan dhuunta buntukha madaxeeda hore oo marka wax la nishaabayo iyada iyo fantax yar oo iyaduna buntukha meel dhexe oo hore kaga taal laysku abbaaro. 2. Nishaab; toog.

shiish [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-shay, -shtay)
Wax nishaabid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg