shillin
(m.l) (-mmo/-maad, m.l/dh)ld shilin¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shillin ↴
kedi [m.l]
Geed qodxeed miro la cuno leh oo qolof adag leh, layskuna daaweeyo; shillin; kulan; quud.
quud [m.l]
1. Cunto; cunno ; dheef. 2. Nooc geed; shillin; kulan; kedi.
shillal [m.l] (-llo, m.l)
1. Dhis qoryo ka samaysan oo korkeeda xoolaha lagu qalo. 2. ld kullan, shillan, shillin. Geed abaareed dheer oo qodxo, qori adag iyo miro macaan oo la cuno leh; dhirta daawada laga sameeyana ka mid ah.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg