shiri
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Dad badan si ay arrin uga doodaan meel isugu keenid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shiri

qaabbil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ilay, -ishay)
1. Cid la kulmid. 2. Cid la shirid, cid soo dhoweyn.

kaadishirid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg kaadishir². ld kaadishir¹ (2).

baashirid [m.f.dh]
eeg baashir.

baraashirix [m.l]
Midab ka kooban baro yaryar badan, midabbo kala duwan ah oo riyuhu yeeshaan..

korshirix [m.l]
1. Neef korka ku leh baro midabo ah. 2. Xoor barobaro leh.

kulan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-lmay, -lantay; -lmi)
Dad meel isugu imaansho ama ku shirid.

nashirid [m.f.dh]
eeg nashir². ld nashir¹.

shiraanshirix [m.l] (-xyo, m.dh)
Lafo yaryar oo carjaw ah oo kala goysyada addimada iyo cumaacumta cagta ku yaal.

shirbid [m.f.dh]
eeg shirib².

shirfid [m.f.dh]
eeg shirif². ld shurfid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg