shirqoolan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-lmay, -lantay, -lmi)

Wax shirqool galay noqosho.

shirqoolan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-lnaa, -lnayd)

Wax la shirqoolay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shirqoolan

shirqoolmid [m.f.dh]
eeg shirqoolan¹.

shirqool [m.l] (-llo, m.dh)
Tashi qarsoodi ah oo loola jeedo in cid lagu dilo ama lagu waxyeelleeyo.

shirqool [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-oolay, -ooshay)
Cid shirqool u samayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg