shishac
(m.l)

Ood neefka la qalayo la kor saaro si aan hilibka ciiddu u gaarin; shillal. shishay s. Meel durugsan, meel aan dho-weyn. Tus. “Togga shishadiisa ayay deg-ganyihiin”. ld shishe.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shishac

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg