shukaanso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

1. Hawee-ney xodxodasho. 2. Cid qalqaalsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shukaanso

shukaansasho [m.f.dh]
eeg shukaanso. ld shukaansasd, shukaansi.

shukaan [m.dh] (-mmo, m.l)
1. Meesha uu fariisto qofka wada baabuur, markab,dayuurad iwm. 2. Isku joog garangar ama wax u dhigma iyo xubno kale ka kooban oo gaadiidka badda, cirka iyo dhulka ninka wadaa uu adeegsado.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg