shuko
(m.dh) (-ooyin, m.l)

Maro badanaa midab madow leh oo dumarka muslinka ahi qaataan oo oogada dhan wada qarisa; shaadir.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shuko

shaadir [m.l] (-rro, m.dh)
Maro madow oo darfaha isaga tolan oo haweenka muslinka ahi dhex galaan jirkooda oo dhanna ku qariyaan; shuko.

shukaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Naag wax shuko gashan ahaansho.

shukayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Haweeney shuko xirasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg