shukul
(m.l) (-llo, m.dh)

Tumidda badar kal iyo mooye lagu tumo si isha looga bixiyo. ld sukul¹.

shukul
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ulay, -uùshay)

1. Wax sukuliye ku tumid. 2. Badar si isha looga bixiyo aayar tumid. 3. Digir duban qob ka qaadid. ld sukul².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shukul

luun [m.dh]
Tib xoog leh oo sabuulka meseggada lagu shukulo.

shukulaato [m.dh]
Nooc macmacaanka ka mid ah oo midab bunni ah leh lana cuno.

shukulan [m.l]
Nooc maansada ka mid ah oo markii la qaadayo lacayaaro.

shukulan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
ld sukulan.

shukulasho [m.dh]
ld sukulasho.

shukulid [m.f.dh]
ld sukulid

shukulnaan [m.dh]
ld sukulnaan.

shukulnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld sukulnaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg