shukumaan
(m.l) (-nno, m.dh)Maro duf leh oo badanaa suuf ka samaysan oo biyaha laysaga tirtiro.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shukumaan ↴
duf [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine] (-faf, m.l)
1. Dhogor badan oo is-haysata. 2. Wax dhogor leh. 3. Mayrax la jilciyey oo la feeray. 4. Shukumaan.
tuwaal [m.l] (-llo, m.dh)
Maro culus oo duf leh oo marka la qubaysto biyaha kora looga qallajiyo, shukumaan. ld taweel, tuweel.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg