shulshulid
(m.f.dh)

eeg shulshul².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shulshulid ↴

shulshul [m.l] (-llo, m.dh)
1. Laalaabka googaradaha haweenka, daahyada, darii-shadaha iyo albaabadu ay ku yeeshaan meesha dulaca laga geliyo. 2. Raamaha loo yeelo darfaha maryaha qaarkood ee lagu qurxiyo.

shulshul [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ulay, -ushay)
1. Googarad, daah iwm laalaab u yeelid. 2. Maro darfaha faraq uga yeelid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg