shuraako
(m.dh)ld shiraako.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shuraako ↴
shiraako [m.dh]
1. Hanti dad badan ka dhexeysa. 2. Sh. ah: dad dani ka dhexeyso oo leh heshiis qoran dhib iyo dheefna wa-daaga. ld shuraako.
shiraakoobid [m.f.dh]
eeg shiraakow. ld shuraakoobid.
shiraakow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Shiraako noqosho. ld shuraakow.
shuraakoobid [m.dh]
ld shiraakoobid.
shuraakow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -oowday; -oobi)
ld shiraakow.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg