shurbadee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-deeyay, -daysay)

Meseg-go, qamadi iwm shurbad ka dhigid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shurbadee

shurbadayn [m.f.dh]
eeg shurbadee.

shurbad [m.dh]
Meseggo, qamadi iwm oo la budeeyey si biyo-biyo ahna loo kariyey oo badanaa soonka lagu afuro; mushaalli.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg