shuuqso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Quwaax la calalinayo dhacaan ka nuugid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shuuqso

bashuuqso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Wax jilicsan oo afka laga buuxsaday calalin.

shuuqsasho [m.f.dh]
eeg shuuqso. ld shuuqsi.

shuuq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
1. Awr, abeeso iwm cod aan qeexnayn bushimaha oo is haysta ka soo saarid. 2. Wax weynaa yaraansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg