shuur
(m.dh)Dhul dhir badan leh oo jiq ah; cayn.
shuur
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)Badar dhagax biyo uga saarid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shuur ↴
canshuur [m.dh] (-ro, m.l)
Lacag boqolkiiba in laga qaado hantida dadweynaha si ay dawladdu ugu fuliso danta guud. ld cashuur¹.
canshuur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Hanti canshuur ka bixin. 2. Cid canaadid. ld cashuur².
canshuuran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax la canshuuray ahaansho (hanti). ld cashuuran.
canshuurasho [m.f.dh]
eeg canshuuro. ld cashuurasho.
canshuurid [m.f.dh]
eeg canshuur². ld cashuurid.
canshuurnaan [m.f.dh]
eeg canshuuran. ld canshuurnaansho, cashuurnaan, cashuurnaansho.
canshuurnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld canshuurnaan.
canshuuro [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-rtay, -ratay)
Hanti, cashuur ka baxsasho. ld cashuuro.
canshuurqaad [m.l]
ld Cashurqaade; Canshuurqaadid; canshuurqaade.
canshuurqaade [m.l] (-dayaal, m.l/dh)
Qof dadweynaha ka soo ururiya canshuurta. ld canshuurqaad (2), cashuurqaade.