shuushaami
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)1. Xoolo si gaar ah oo lexejeclo iyo turidi ku jirto u wadid. 2. Wax si gaar u xannaanayn. ld shuushi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shuushaami ↴
shuushaamin [m.f.dh]
eeg shuushaami. ld shuushaamis, shuushin.
shuushaamis [m.l]
ld shuushaamin.
shuushi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld shuushaami.
shuushin [m.dh]
ld shuushaamin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg