shuushi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)ld shuushaami.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shuushi ↴
shuushaami [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Xoolo si gaar ah oo lexejeclo iyo turidi ku jirto u wadid. 2. Wax si gaar u xannaanayn. ld shuushi.
shuushaamin [m.f.dh]
eeg shuushaami. ld shuushaamis, shuushin.
shuushin [m.dh]
ld shuushaamin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg