shuushuu
(m.dh)

Hadal cid gaar ah wax looga sheegayo oo hoos ahaan laysugu gudbiyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shuushuu

shuuqshuuq [m.dh]
Kadafka qaarkiis oo raxa-raxan u socda. ld shuushuunle, shuuq-shuuqle.

shuushuule [m.l]
Sh. ah: qof xan badan oo dadka hoos ka dicaayadeeya.

shuushuulee [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-leeyay, -leysay)
Shuu-shuu fidin.

shuushuuleyn [m.f.dh]
eeg shuushuulee. ld shuushuuleys.

shuushuuleys [m.l]
ld shuushuuleyn.

shuushuunle [m.l]
ld shuuqshuuq.

shuush [m.l]
1. Cudur. 2. Xumaan uurka la isugu hayo; uurkutaallo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg