shuushuule
(m.l)Sh. ah: qof xan badan oo dadka hoos ka dicaayadeeya.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shuushuule ↴
shuushuulee [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-leeyay, -leysay)
Shuu-shuu fidin.
shuushuuleyn [m.f.dh]
eeg shuushuulee. ld shuushuuleys.
shuushuuleys [m.l]
ld shuushuuleyn.
shuushuu [m.dh]
Hadal cid gaar ah wax looga sheegayo oo hoos ahaan laysugu gudbiyo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg