shux
(m.l)

Duxda ka baxda shay dufan leh marka qorraxda la dhigo.

shux
(m.dh)

Socod xarrago yar ku jirto.

shux
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xay, -xday)

Laf iwm oo qorrax la dhigay dufan ka bixid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shux

dux [m.dh]
Dufan, dheef, shux.

shuxid [m.f.dh]
eeg shux³.

shuxlee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Si xarrago ku jirto u socosho.

shuxleyn [m.f.dh]
eeg shuxlee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg