shuxid
(m.f.dh)eeg shux³.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shuxid ↴
shux [m.l]
Duxda ka baxda shay dufan leh marka qorraxda la dhigo.
shux [m.dh]
Socod xarrago yar ku jirto.
shux [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
Laf iwm oo qorrax la dhigay dufan ka bixid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg