sibiibix
(Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate)

S. ah: meel kor siman ama qoyan oo lagu simbiriirixanayo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sibiibix

barriiqo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-qday, -qatay)
Ku b.: wax meel sibiibix ah ku sidbasho.

muluqmuluq [m.dh]
1. Socod badan oo meelo kala duwan la gelayo iyada oo aan ujeeddo fiican laga lahayn. 2. M. leh: wax gacanta ka sibiibixanaya. 3. Khayaano iyo mardaddabaan.

murguxsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax kuusan oo gacanta ka sibiibixanaaya ahaansho.

sibiibixasho [m.f.dh]
eeg sibiibixo². ld sibiibixo¹ (2).

sibiibixi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax meel siman ama qoyan ku taraarixin.

sibiibixin [m.f.dh]
eeg sibiibixi.

sibiibixo [m.dh]
1. Meel siman ama qoyan oo lagu siibto. 2. ld sibiibixasho.

sibiibixo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-xday, -xatay)
Meel siman ama qoyan ku simbiriirixasho.

sibiib [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld sabiib.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg