sicir
(m.l) (-rro/ascaar, m.dh)Qiime. ld siir.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sicir ↴
ascaar [Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural]
eeg sicir.
jebi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax is haystay xoog u kala qaybin. 2. Wax taagnaa dumin. 3. Xoolo iwm oo tiradoodu badantahay yarayn. 4. Xoolo iwm kala qaybin. 5. Sharci ku xad gudbid. 6. Col iwm baabi'in. 7. Ka j.: soon, salaad iwm cid ka burin. 8. Ka j.: shax, jar iwm cid dhawr jeer badisay ka badin. 9. Sicir yarayn (ganacsi). ld jabi.
qiimabbarar [m.l]
Kor u kicidda qiimaha badeecada; sicirbarar.
qiime [m.l]
1. Sicirka ay joogto badeecadi. 2. Waxtarka nafley ama wax kale ay leeyihiin. ld qayme, qiimad, qiimo.
siir [m.l]
ld sicir.
sinaad [m.l]
Qiime; sicir.
temmin [m.l]
Qiime, sicir. ld tammin¹.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg