sid
(m.l)1. Marka ilmuhu uurka galaan iyo marka ay dhashaan inta u dhexeysa. 2. Culaabta gaadiid hal mar qaadi karo.
sid
(m.l)(c.nafl.) Muddada ay qof dumar ahi ilmo uurka ku qaaddo, sidku wuxuu socdaa qiyaasta 266 maalmood, laga bilaabo calool galka ilaa ilmuhu dhashaan, ilmaha uurka ku jirana wuxu ku koraa uurka. Inta sidku socdo caadadu way maqantahay, waxaa dhici kara in ay aad u badato cuno cunnidu ama la jeclaado cunitaanka, naasuhu way weynaadaan, qofka dumarka ah waywallaci kartaa.
sid
(Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1) (-day, -dday)1. (f.g) Cid ama wax qaadid ama kor u hayn. 2. (f.mg) Neef dheddig wax riman ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sid ↴
aaddi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Cid meel ku toosin; ld aadi, aadsii. 2. Ku aa.: wax dalool ciriiri ah oo uu geli karo ku beegid. 3. Ku aa.: wax
muuqaalkooda wax kale ku gudbid. 4. Isku
aa.: wax aan nidaamsanayn sida ay isu raaci karaan u nadaamid. aadi, aadsii
aadimo [m.l]
1. (fiis.) Cabbir xariiqeedka laga
qaaday walax adke ah sida dhererka (l),
ballaca (b) ama joogga (h). 2. (fiis.)
“Addimaha Xaddiyada Fisikaad” waa habka
xaddiyada fisikaad looga soo dhirindhiriyo
xaddi saleedyada oo la saaro jibbaaro
habboon.
caabbin [m.l (fiis.)]
Summad: R. Saamiga keyd faraqa ee geftinnada gudbiye iyo qulqulka danabka ee dhexmaraya gudbiyaha. Sidaas awgeed, caabbi waa caabbirka hakinta qulqulka danabka. R = V/I taas oo V ay tahay keyd faraqa, I ay tahay qulqulka
danabka. Caabbiga waxa lagu cabbiraa oom (omega).
h [m.dh]
(ha') Xarafka siddeedaad ee farta
soomaaliga, ahna shibbane.
s [m.dh]
(sa') Xarafka siddeed iyo tobnaad ee
alifka soomaaliga, waana shibbane.
saa [Falkaab | Adverb]
1. Armaa, billaa, sow. 2. Sida tan. armaa, billaa, sida, sow
caabid [m.l] (-diin/-dyo, m.dh)
Caabid ah: qof muslin ah oo diinta sida ay tahay ugu dhaqma. ld caabud(1). caabud
caabuq [m.l]
(daaw.) Halaamacoodka caloosha
iyo mindhicirka sida badan waxa keena fiirus ama baktiiriya ama cunno sumow; wuxuuna keenaa matag iyo shuban.
aale [m.l]
Geed lugtool ahaan u baxa, sida
qasabka, galleyda, maseggada, qaysaraanta
iwm.
kaabul [m.l] (-llo, m.dh)
Qof ciidanka qalabka sida ka tirsan oo laba alif leh.
s [m.dh]
(sa') Xarafka siddeed iyo tobnaad ee
alifka soomaaliga, waana shibbane.