sidbasho
(m.f.dh)eeg sidbo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sidbasho ↴
barriiqo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-qday, -qatay)
Ku b.: wax meel sibiibix ah ku sidbasho.
filqo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-qaday, -qatay)
Wax wax hayay ama la hayay ama wax ku mudnaa ama ku tiirsanaa, xoog sidbasho ku jirto u boodid, u bixid, u siibasho.
sulxo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-xaday, -xatay)
Meel siman oo aan xanaf lahayn ka sidbasho.
taraarax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
1. Sidbasho. 2. Wax xadkoodii dhaafid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg