siddeedle
(m.l)

Xaashi turub oo siddeed dhib-cood leh.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh siddeedle

siddeed [m.dh.t]
Tirada toddobada iyo sagaalka u dhexeysa; “8”.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg