sidkan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax la sidkay ahaansho (hal geel).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sidkan

dhinacdhaw [m.dh]
Hal ilmo aanay dhalin, kuna sidkanayn lagu maalo.

negayaal [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
(fiis.) Qayb ka mid ah mekaanikada oo la xidhiidha walxo ay saaran yihiin xoogag sidkan ama isku dheelitiran, taasina ay keento in walaxdu ku xawaarayso socod madoorsoome ah ama ay negaato.

sidkanaan [m.f.dh]
eeg sidkan. ld sidka-naansho.

sidkanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld sidkanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg