sifaal
(m.l) (-llo, m.dh)

Shay badanaa ka samaysan caw, qaab wareegsanna leh oo sooryooyinka waaweyn cuntada lagu geeyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sifaal

sifaale [m.l]
Xaalad lagu suganyahay.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg