sifayn
(m.f.dh)

eeg sifee. ld safayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sifayn

huf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
1. Wax sifayn. 2. Wax kala saarid. 3. Wax jifid (gogol iwm).

safayn [m.dh]
ld sifayn.

tir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, rtay)
1. Wax muuqooda baabi'in. 2. Ka t.: wax wasakh ka sifayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg