sifaysan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-smay, -santay; -smi)1. Wax nadiif ah noqosho. 2. Wax kala miirmay noqosho. ld safaysan¹.
sifaysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)Wax la nadiifiyey ahaansho. 2. Wax la sharxay ahaansho. ld safaysan².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sifaysan ↴
safaysan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-smay, -santay; -smi)
ld sifaysan¹.
safaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
ld sifaysan².
sifaysmid [m.f.dh]
eeg sifaysan¹. ld safaysmid.
sifaysnaan [m.f.dh]
eeg sifaysan². ld safaysnaa, safaysnaansho, sifays-naansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg