sigis
(m.l) (-syo, m.dh)

Maro si gaar ah loo tolay oo cagaha la gashado intaan kabaha la illan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sigis

sig [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
1. Wax halis u dhawayn. 2. Wax u dhawaasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg