siibasho
(m.f.dh)

eeg siibo. ld siibad¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh siibasho

filqo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-qaday, -qatay)
Wax wax hayay ama la hayay ama wax ku mudnaa ama ku tiirsanaa, xoog sidbasho ku jirto u boodid, u bixid, u siibasho.

qolofdhacso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
1. Xamaarato, mallay iwm xuub siibasho. 2. Nabar qolof ka dhicid.

ruqso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Geed si xoog leh dhul uga siibasho.

siibad [m.l]
ld siibasho.

xuubsiibasho [m.f.dh]
eeg xuubsiibo. ld xuub-siibad.

xuubsiibo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-btay, -batay)
Xuubka ama haragga duugooba ka bixid, ka siibasho (halaqu sanadiiba dhawr jeer buu xuub-siibtaa).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg