siicid
(m.f.dh)eeg siic².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh siicid ↴
siic [m.l]
1. Dhega-adeyg. 2. Dhib ku jirid; rafaadsanaan. 3. Yasid.
siic [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
1. Dhega-adeyg muujin. 2. Dhibkujir. 3. Yas.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg