siif
(m.l)

Meesha ay wax ka soo unkamaan; sinji.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh siif

siifad [m.dh]
1. Saliidda beerka libaax-badeedka laga shiilo. 2. Urka saliidda beerka libaax-badeedka iwm.

siifadayn [m.f.dh]
eeg siifadee.

siifadee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -daysay)
Doon siifad marin.

wesiif [m.l]
Kalluun aad u yaryar oo u eg sar-diinka.

si [m.dh] (-iyaabo/-iyaalo, m.l)
1. Sah lagu suganyahay ama la yahay. 2. Hab; han-naan. 3. Tilmaan ama tayo wax leeyihiin. ld sida, sidaan, sidaas, sidii, sikasta, siwalba.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg