siigee
(Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2) (-geeyay, -geysay)1. (fg.) Wax habaas u yeelid. 2. (fmg.) Cid habaas kicin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh siigee ↴
siigeyn [m.f.dh]
eeg siigee.
siig [m.l]
Ugaarta waweyn nooc ka mid ah oo biciidka u eg kana yar aadna u dheereeya lehna geeso dhaadheer oo gadaal u rogan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg