siijeed
(m.l)

1. Oogada qaarkeeda sare, dhanka jeegada iyo dhabarku ku yaalliin. 2. Wajhadda dambe ee wax leeyihiin, sida buuraha, aqallada iwm. 3. Dulqaad iyo wax qodqodis la'aan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh siijeed

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg