siikant
(m.l)

1. (xis.) Fansaar tirigonoometeri ee xagal la mid ah rogaalka kosaynka xagasha. Taasoo ah sec(theta) = 1/cos(theta) 2. (xis.) Xarriiq goysa xood. 3. (xis.) Xarriiq toosan kana jara goobada laba barood. Qaybta xarriiqda leh u dhexeysa labada barood ee is-goyska waa boqonka xoodka.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh siikant

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg