siin
(m.l) (-iiman, m.l)1. Magaca xaraf oo ka mid ah xarfaha af carbeedka 2. Duuf. 3. Taar. 4. Maacuunta inta birta ka samaysan oo dhalada iyo macdinka ahayn. 5. S. ah: subag dhalaashan. 6. (-iiman, m.l) Dheeh weelasha jikada oo birta ah qaar-kood oo loo yeelo.
siin
(m.f.dh)eeg sii². ld siis.
siin
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-iyay, -isay)Subag burcad ah weel gudihiis ku dhalaalid.
Dheeraadsiin*
waa darajo sare oo dhaqan wanaagsan ah oo Allah ku galadaysto qof: Fadiilo
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh siin ↴
aabayeel [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-yeelay, -yeshay)
U aabayeel: qaddarin ama tixgelin cid siin.
aabee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-beeyay, -beysay)
1. Cid qaddarin
ama tixgelin siin. 2. Weel asal iyo xaydh
marin, si uusan biyaha, caanaha iwm u
habin.
aadsiin [m.dh]
eeg aaddin. aaddin
ogeysiin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ogeysii. ld ogeysiis (2). ogeysii, ogeysiis
oggolaysiin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg oggolaysii. oggolaysii
qaabbilsiin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg qaabbilsii. qaabbilsii
taabsiin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg taabsii. ld taabsiis. taabsii, taabsiis
waabariisiin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg waabariisii. ld waabberiisiin. waabberiisiin, waabariisii
waabberiisiin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
ld waabariisiin. waabariisiin
yaasiinmaddoone [m.l] (-nayaal, m.l/dh)
eeg Marsoobax. marsoobax
si [m.dh] (-iyaabo/-iyaalo, m.l)
1. Sah lagu suganyahay ama la yahay. 2. Hab; han-naan. 3. Tilmaan ama tayo wax leeyihiin. ld sida, sidaan, sidaas, sidii, sikasta, siwalba.