siinad
(m.dh)1. Qurux. 2. (-do, m.l) Naqshad iyo xarar wax lagu qurxiyo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh siinad ↴
siin [m.l] (-iiman, m.l)
1. Magaca xaraf oo ka mid ah xarfaha af carbeedka 2. Duuf. 3. Taar. 4. Maacuunta inta birta ka samaysan oo dhalada iyo macdinka ahayn. 5. S. ah: subag dhalaashan. 6. (-iiman, m.l) Dheeh weelasha jikada oo birta ah qaar-kood oo loo yeelo.
siin [m.f.dh]
eeg sii². ld siis.
siin [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-iyay, -isay)
Subag burcad ah weel gudihiis ku dhalaalid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg