siisasho
(m.f.dh)eeg siiso².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh siisasho ↴
laaluusho [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-shtay, -shatay)
Cid dani ku xirantahay laaluush siisasho.
wabaxso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Xoolo biyo badan siisasho.
baanso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Qof buka ama dhaawac ah baan siisasho.
daaweyso [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-stay, -satay)
1. (f.g) Wax jirran daawo siisasho. 2. (f.mg) Wax si isla eg u qaybsasho. ld daweyso.
nasiso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Nafley nasiino siisasho.
quudso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Nafley cunto siisasho.
waraabso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
1. Nafley oomman biyo siisasho. 2. Beer oomman biyo ku duwasho.