siisto
(m.dh) (-ooyin, ml.)Erey macnahiisu walaal u dhigmo oo loo yiqiin haweenkii xisbiga leegada xubinta ka ahaa.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh siisto ↴
siis [m.l]
ld siin².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg