sikiir
(m.dh)ld sakiiro.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sikiir ↴
sakiiro [m.l]
1. Iin lugaha dadka gasha oo jilbaha isu soo dhoweysa. 2. Nabar ka dhasha shafka iyo jeeniga geelu markay is xoqaan. ld sakiir, sikiir, sikiiro.
sikiiro [m.l]
ld sakiiro.
siki [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax in yar durkin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg