sikil
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ilay, -ishay)1. Badar budo iyo jiriir u kala saarid. 2. Badar qashin ka saarid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sikil ↴
sikilan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
Wax la sikilay ahaansho (badar).
sikilasho [m.f.dh]
eeg sikilo.
sikilayn [m.f.dh]
eeg sikilee.
sikilaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax sikilo laga dhigay ahaansho.
sikilaysnaan [m.f.dh]
eeg sikilaysan. ld sikilaysnaansho.
sikilaysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld sikilaysnaan.
sikilee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -leysay)
Badar iwm sikilo ka dhigid.
sikilid [m.f.dh]
eeg sikil.
sikilnaan [m.f.dh]
eeg sikilan. ld sikilnaansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg