sikilo
(m.dh)S. ah: Xabuubka badarta oo la finjilay.
sikilo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-laday, -latay)Badar iwm qashin ka saarasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sikilo ↴
sikilasho [m.f.dh]
eeg sikilo.
sikilaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax sikilo laga dhigay ahaansho.
sikilee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -leysay)
Badar iwm sikilo ka dhigid.
siki [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax in yar durkin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg