silac
(m.l)

Dhib; rafaad; saxariir. ld silic.

silac
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-lcay, -lacday; -lci)

Cid rafaad iyo dhibaato badan la kulmid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh silac

silacdilyayn [m.dh]
ld silicdilyayn.

silacdilyee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-eeyey, -eysay)
ld silicdilyee.

silacsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax silic hayo ahaansho. ld silicsan.

silacsanaan [m.f.dh]
eeg silacsan. ld silacsanaansho, silicsanaan, silicsanaan-sho.

silacsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld silacsanaan.

silci [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid silac gayeysiin; saxariirin.

silcid [m.f.dh]
eeg silac².

silic [m.l]
ld silac¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg