siligle
(m.l)Hab geelu u socdo marka uu seetaysan yahay; sulsul.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh siligle ↴
siliglee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Si siligle ah u ordid (geel).
siligleyn [m.f.dh]
egg siliglee. ld siligleys.
siligleys [m.l]
ld siligleyn.
silig [m.l]
Daliig dheer oo bir ah, oo siyaabo badan loo isticmaalo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg