siliqle
(m.l)

Hab uu u socdo neef geel ah oo seeto dheeri ku xiran tahay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh siliqle

siliqlee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Si siliqle ah u socosho (neef geel ah).

siliqleyn [m.f.dh]
eeg siliqlee. ld siliqleys.

siliqleys [m.l]
ld siliqleyn.

siliq [m.dh] (-qyo, m.dh)
Balagga digirta marka ugu horraysa ee uu ka soo baxo geyiga.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg