siliqso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talag-galay, dhinac ku leh hal dhibic, dhinaca kalena lix dhibcood. ld siniqso.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh siliqso ↴
siliqsasho [m.dh]
eeg siliqso. ld siliqsad, siliqsi, siniqsad, siniqsasho, siniqsi.
siniqso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
ld siliqso.
siliq [m.dh] (-qyo, m.dh)
Balagga digirta marka ugu horraysa ee uu ka soo baxo geyiga.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg