silis
(m.l) (-syo, m.dh)

Silsilad yar oo dahab ah, qalin iwm ka samaysan oo dumarku luqun-ta ku xirtaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh silis

almi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Kuul, silis iwm qoor ku xirid (qof).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg