sillan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

ld silloon.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sillan

uraa [m.l]
Geed-quwaax ur sillan oo aad u lifaaqoon leh: ur cayayaanka iyo bahal-hoosaadka lagu laayo.

sillanaan [m.dh]
ld silloonaan.

sillanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld silloonaan.

silloon [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax dhaqan iyo dabci aan fiicnayn leh ahaansho. ld sillan.

silloonaan [m.f.dh]
eeg silloon. ld sillaanaan, sillanaansho, silloonaansho.

xasillan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax deggan ahaansho. ld xasilloon.

xasillanaan [m.f.dh]
eeg xasillan. ld xasil-lanaansho, xasilloonaan, xasilloo-naansho.

xasillanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld xasillanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg